Taliye katirsan Haramcad oo ku dhaawacmay Weerarkii Al Shabaab saakay lagu qaaday

Khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar saakay ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo ciidamada Duufaan ee katirsan NISA ku qaadeen deegaanka Basra ee Shabeelaha Hoose. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada ayaa weerar ku qaaday maxkamad Al Shabaab ku lahaayeen beeraha ku yaalla aaga … Continue reading Taliye katirsan Haramcad oo ku dhaawacmay Weerarkii Al Shabaab saakay lagu qaaday